|
|
2756 | Tweet |

Jilaaga Akshay Kumar heestiisa "Allah Maaf Kare" ayaa noqotay tan ugu xiisaha badan filinka Desi Boyz, ee dhawaan soo baxay waxaana heestani uu Akshay u matalay si wanagsan iyadoo uu ku jilay inuu ka helayo atriishada Chitrangada Singh oo iyana mataleysa macalimaddiisa iskuulka.
Heesta ayaa waxaa codka iska leh fanaanka Bollywood ee Sonu Nigam, iyo fanaanadda shilpa Rao.
Halkan ka daawo Heesta Akshay ee Allah Maaf Kare
Jilaa.com
info@jilaa.com